Wararka maanta

Madaxweyne Gaas oo Dhabar-jabiyay Guddigii Wadahalada Puntland kuna Adkeystay inaan Mudug laga hadal, Iyo Wasiir Indhaguran oo diidey inuu Akhriyo Warmurtiyeedka‏

Wararka Magaalada Garowe ka imanaya ayaa sheegaya in Guddigii Ergada Shirka u Matalayay Puntland uu Dhabar-Jabiyay Madaxweynaha Puntland. Guddiga ayaa...

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweyne Gaas oo garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku sagootiyey raysal-wasaare Cumar iyo wefdigii uu hogaaminayey

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee Caasimada Dawladda Puntland...