DEG DEG-DHAGAYSO: Duqa Degmada Gaalkacyo ” Kanaallo ayaan u samaynay ay Biyaha Wasakhda ah Raacayaan”
Sidii ay shalay baahisay Warbaahinta Puntlandes Maamulka Dagmadda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay inay sameeyeen ama jeexeen Kanaallo ay...
Sidii ay shalay baahisay Warbaahinta Puntlandes Maamulka Dagmadda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay inay sameeyeen ama jeexeen Kanaallo ay...
Prof Galayr, Prof Nageeye (Awdal)iyo Wasiirkii hore ee DFS Siciid Qoorsheel (Sanaag),ayaa waxay bixiyeen waraysi ay dib boorka uga jafeen...
Sida aynu la socono waxaa ka da’ay Gobolada Puntland Roobab lixaad leh gaar ahaan magaalada Gaalkacyo bilshii aynu soo dhaafnay...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo dalbadey kalfadhi deg deg ah ayaa galabta shir-jaraaid ku qabtey Garowe. Daawo Videowga Puntlandes.com
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo dalbadey kalfadhi deg deg ah ayaa galabta shir-jaraaid ku qabtey Garowe. Shirkaas jaraa'id waxay ku...
Xildhibaanadii Shalayto Liiska MooshinkabXukuumada Gaas u gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka ayaa Mardhow laguwada inay Saxaafada isugu yeeraan oo Lahadlaan Dhawaan la soco Faahfaahinta...
Wasiirka amniga Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Alloore ayaa sheegay in lagu wargeliyey Xukuumada uu madaxweynaha ka yahay Cabdiwali Maxamed Cali...
Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa shalay Galab wuxuu lashiray Xubnihii mooshinka Gudbiyay waxuuna u sheegay inay ka laabtaan Arintaas ismariwaa muddo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa sheegay inay waxa ka qaldan Amniga sixidoonaan aysana marna aqbalayn in Puntland ay...