Dhegeyso: Maxamed Cabdulqaadir Cali Cigaal ”waxaan rabaa in aan Baaq u diro Isimada Gobalka Iyo Bulshada Gobalka Mudug”
Maxamed Cabdulqaaadir Cali Cigaal oo kamid ah dhalinyarada firfircoon Gobalka Mudug oo maanta saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe...