Ma Tahay Reer Puntland, Bad-Baadi Mashruuca Jaamacada Maakhir, La Xiriir Kuwait Fund
Warbaahinta Puntlandes waxa uu Akhristayaashiisa Sharafta badan ka Codsanayaa iney la Xiriiraan Hayada (Kuwait Fund) Oo Maamuleysa Jaamacada Maakhir. Waxaad u...
Warbaahinta Puntlandes waxa uu Akhristayaashiisa Sharafta badan ka Codsanayaa iney la Xiriiraan Hayada (Kuwait Fund) Oo Maamuleysa Jaamacada Maakhir. Waxaad u...
Warbaahinta Puntlandes Ayaa Gacanta kusoo Heshey Sawirka Ninka Iska leh Shirkada Maafiyada ah ee dooneysa iney Dhacdo Mashruuca Jaamacada Maakhir...
Hordhac Sida aad nooga barateen, Warbaahinta Puntlandes Ayaa Gacanta kusoo dhigtey Magaca Shirkada Maafiyada ah ee lasiin doono Qandaraaska Dhismaha...
Wararka ka imanaya Magaalada Dubai ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, Ayaa sheegaya Maalinimadii Shalay oo aheyd Maalintii la soo Bandhigayay Qandaraasyada...
Hayada Bangiga Adduunka (World Bank) Ayaa Si Cad uga soo Horjeesatay Makiinada ay soo Iibiyeen Ganacsato Ku dhow Madaxweynaha Puntland...
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka PIA Puntland oo goordhweyd Dhaawac loogu geystay. Dhaawacan oo ey geysteen Ciidamo ka tirsan Dowlada Puntland...
Daawo hees aad u qosol badan oo uu Cilmi Daadshe oo ah Majaajilayste ku nool Gaalkacyo, Hadaba Heestani waa hees uu u rogay dhinac...
Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale Qaaddiid ayaa maanta oo Axad ah tagay Dugsiga hoose dhexe ee Saalama oo ku yaala...
Isbitaalka dhexe ee magaalada Buuhoodle ayaa qaybaha ugu muhiimsan shaqadoodu is taagtey kadib Dayac soo wajahay. Qaybaha Xidhan ee Cubitaalka...