Daawo Sawiro: Xuguumada Gaas waa Lax walbaahi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa
Khaladaadka ugu waaweyn ee ay Puntland ka galeen Kooxda Gaas, waxaa ka mid ah in ay hoos u dhigeen maqaamkii...
Khaladaadka ugu waaweyn ee ay Puntland ka galeen Kooxda Gaas, waxaa ka mid ah in ay hoos u dhigeen maqaamkii...
Golaha Baarlamaanku waa xeer dajiyayaasha, Golaha Baarlamaanku iyagay shacabku u igmadeen in ay Dastuurka dalka illaaliyaan. Maadaama shacabka Puntland ay...
Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga...
Ismaaciil Xaaji Warsame, oo horey u ahaa Madaxii Xafiiska Madaxtooyada Puntland 1998-2004, ayaa qoraal uu ku Dhaliilayo madaxweyne Gaas iyo...
Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliland Liibaan Axmed Fooxle ayaa jawaab ka ka bixiyay hadal dhowaan ka soo baxay dhigiisa...
Deegaanka Quljeed ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in ay ku dagaalameen ciidanka Suldaan Wabar uu hoggaaminayo iyo ciidamada Somaliland....
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray degmada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiim Yuusuf Xuseen ayaa sheegaya inay ku xiran yihiin oo ay taageero siiyaan...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Taliyaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan...