Akhriso: Mooshinka laga lagu diidan yahay Gudoomiyaha Baarlaamnka DFS in uu Gudoomiyo kulanka beri
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shirgudonka Baarlamaanka waxa ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamanaka DFS Prof...
Golaha Mustaqbalka “Madaxweynihii wadahadalka & doorashada aan ka sugeynay, wuxuu u jeestay inuu na beegsado”
RW Khayre “Waxan si adag uga digayaa cawaaqibka xun ee kadhalan kara daandaansiga & dhaqdhaqaaqyada ciidan ee taliska MD muddo-xileedkiisu dhammaaday uu ku beegsanayo guryaha ay Muqdisho kadeggan yihiin madaxdii hore ee qaranka”
RW Xamse oo khadka taleefanka kula hadlay uguna hambalyeeyey Sagal Cabdiweli, halka uusan u tacsiyey…..
MD Sheekh Shariif oo beeniyey sheegashada maanta ay baahisay NISA ee la xiriirtay eedeymo loo jeediyey illaalada Madaxweynaha oo ka tirsan ciidanka Qaranka, kuna baaqay…..
Isbahaysiga Xisbiga Xaqsoor iyo Midowga Haybad Qaran oo cambaareeyey weeraraka uu maamulka Xasan Sheekh u qorsheeyey MD hore Sheekh Shariif