Wararka maanta
Dhagayso: Somaliland oo ka Jawaabtay Waraysii Siyaasi Xaabsade
Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka jawaabay waraysigii uu siyaasiga caanka Axmed Cabdi...
Dhagayso: Axmed Cabdi Xaabsade: ’’Puntland baan u imid in aan mideeyo”
Siyaasiga caanka ah Amxed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedada uu...
(Faallo+Cadaymo) Dagaalka Siyaasadadeed ee Villa Soomaaliya ee ka dhan ah Puntland.
30/7/2014 ayaa Madaxda Villa Soomaaliya ay sameeyen wax ay ugu yeeren Maamulka Gobolada Dhexe ee Soomaaliya,kaas oo lagu daray Dhul...
Dhagayso: Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: ’Areey Xuduuda Talyaaniga ee Gobolada Dhexe Buuryaqab aay taala
Gaalkacyo (Pes): Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo nabadoon u ah beel ka mid ah beelaha dega Gobolka Mudug ayaa sheegay in...
Daawo Video: Faysal Cali Warabe oo Ka Hadlay Tagitaanka Xaabsade ee Puntland iyo Shirkadihii shidaalka ee Xudun
Faysal Cali Waraabe ayaa ku dheeraaday in uu ka hadlo doorkii ay ku lahaayeen halgankii SNM ta beesha uu ka...
Daawo Video: Prof Cali Khaliif Galayr oo Saaxdheer
Prof Cali Lhaliif Galayr ayaa maanata kaga dhawaqay in uu yahay musharax madaxweyne ee maamulka lagaga dhawaaqayo Saaxdheer. Prof ka...
Hadalkii Shalay ee Dr Gaas ”Hadaloow nina si kuu yiri nina si kuu qaadey”
Muxuu ku jawaabay madaxweynaha Puntland, shalay markii saxaafada maxaligaahi wax ka waydiisey halka ay marayso arrintii Puntland ugu yeertay xildhibaanada...
Fu’aad Aadan Cadde oo markii ugu horaysay taariikhda u soo qalabqaatay in uu wax la qaybsado dhulkiisa hooyo ee Puntland
Fu’aad Aadan Cadde oo ahaa La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Goboladda Barri uu ka soo goostay Somaliland sidaas waxaa xaqiijiyey...