Wararka maanta
Dhagayso: Somaliland oo ka hadashay tegitaanka uu Puntland tagey Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade iyo xiriirka Somaliland iyo Prof Galayr
Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka hadlay tegitaanka uu Puntland tegay Syaasiga caanka...
Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo isticmaalay hadaladii ugu adkaa ee ku wajahan Dowlada Xasan Culusoow, digniin kamadambays ahna u diray
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas’ ayaa sheegay in Beesha Caalamku ay wado talaabo ay ku dhexdhexaadinayso Dowlada...
Sawiro: Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Qado Sharaf u sameeyay, mas’uuliyiin iyo waxgarad
Garowe (Pes): Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo maalinti shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda...
Video-Sawiro: Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo xilka La wareegay
Garowe (Pes): Waxaa Maanta Si rasmi ah xilka ula kala wareegay Taliyiha cusub ee Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland G/Sare Cabdirashiid Maxamuud...
Dhagayso: Xil. Puntland oo ka digay shirarka beelaha ee ay dowlada Puntland ka abaabushay Garowe
Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar oo ka mid ah baarlamaanka Puntland ayaa wuxuu ka digay shirarka beelaha ee ay dowlada Puntland...
Dhageyso: Wasiirkii hore waxbarashada Puntland Cabdi Farax Juxa oo ka digay in dhaliisha xukuumada Gaas loo adeegsado wax nabadgalyada Puntland wax u dhimi kara
Garowe (Pes) Wasiirkii hore ee waxbarashada dawladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa ka digay in lagu kaco arimo wax u dhimaya...
Dhageyso-Sawiro: Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo lagu soo dhaweeyay Casimada Puntland Garowe
Garowe (Pes): Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland Si weyn loogu soo dhaweeyay Siyaasida caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade...