Muuqaal: Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in uu gogol nabadeed dhigay magaalada Ceerigaabo taas oo loo fidiyey dhammaanba bulshada degta gobolka Sanaag
16 July 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku dhawaaqay in uu gogol nabadeed dhigay magaalada Ceerigaabo...