Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ah & Bii’ada ee golaha Shacabka “…wuxuu ogaaday in heshiisku si toos ah uga hor imaanayo qodobo muhiim ah oo ka mid ah Sharciga Batroolka”
24 April 2025 (Puntlandes.com) Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ah iyo Bii'ada ee golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan waxba ka ogeyn...