Muuqaalo: Hirshabeelle oo soo bandhigay fadeexad ah Hay’adda SODMA oo 2 diyaaradood ku geeyey 4 Kartoon
25 May 2025 (Puntlandes.com) Dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa intii aysan Xiriirka u jarin Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Qaran, SODMA waxay soo bandhigay...