Jubaland “Weerarrada Xasan Sheekh nagu soo qaaday waxay wiiqayaan dagaalkii ka dhanka ahaa Alshabaab… waxaan si weyn uga xunahay la wareegidda Maxaas”
28 July 2025 (Puntlandes.com) Jubaland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa Dawladda Federaalka Soomaamliya ku eedeysey dagaalladii ka dhacay Doolow & Beledxaawo...