Month: October 2025

Xisbiyada Samadoon, Dhulka Hooyo & Xaqsoo “Qoraalka ”Guddiga Doorashooyinka” wuxuu si aan mugdi ku jirin u caddaynayaa tuhunkii laga qabay guddigaan lagu muransan yahay ee ahaa inuu yahay laan ka tirsan Xisbul Xaakimka JSP”

Muuqaal-Sawirro: Madaxweynaha Jubaland oo si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA) ee Kismayo

20 Okt 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe...

Muuqaal-Sawirro: MD Deni oo boggaadiyey Ciidanka cusub ee loo diyaarinayo Booliska kuwaasi oo tababar uga socdo Kulliyadda tababarka Booliska ee Carmo

20 Okt 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo, ayaa boggaadiyey Ciidanka...