Month: March 2026

Midowga Afrika oo bayaan uu soo saarauy lagu xusay in khilaafka u dhexeeya DFS & dowlad goboleedyada lagu xalin karo oo keliya wadahadal & is-afgarad

29 Mars 2026 (Puntlandes.com) Midowga Afrika ayaa sheegay in ay si dhaw ula socdaan xaaladda kakan ee ka jirta Koonfur Galbeed,waxayna ugu...

Muuqaal: Dowladda Koonfur Galbeed Oo ka hadashey xaaladda amniga guud iyo guulaha ay gaareen ciidamada geesiyaasha ah ee Koonfur Galbeed sidoo kalena baaq udirtay ciidamada la soo maran habaabiyay in ay Dowladooda isku soo dhiibaan gacmo furana ku soo dhoweeynayso

Beesha Caalamka “Waxan kawalaacsanahay saameynta ay xiisadaha siikordhaya kuyeelan karaan xasilloonida, amniga, midnimada iyo xaaladda bini’aadantinimo ee Soomaaliya….”

28 Mars 2026 (Puntlandes.com) Beesha Caalamka oo si adag uga soo horjeesatay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed, War-Saxaafadeed kasoo baxay Qaramadda Middoobay...

Muuqaal: Hadaljeedinjta Madaxweynaha la doortay ee KG Laftagareen “Ma jiro heshiis aan galnay biskoolad ayaa madaxa leysaga hayey yeel ama waa lagu dilayaa.”

28 Mars 2026 (Puntlandes.com) Hadaljeedinjta Madaxweynaha la doortay ee KG Laftagareen "Ma jiro heshiis aan galnay biskoolad ayaa madaxa leysaga hayey yeel...