puntlandes

Muuqaal: Hadaljeedintii MD Deni & Xildhibaanada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee diidmada dastuurka MD Xasan Sheekh

03 Mars 2026 (Puntlandes.com) Hadaljeedintii MD Deni & Xildhibaanada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee diidmada dastuurka MD Xasan...

Sawirro: Madaxweyne Axmed Madaoobe oo shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay yeesheen Xildhibaanada Labada Aqal ee BBFS ku matala Jubaland dawladda Jubaland

03 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay yeesheen Xildhibaanada Labada...

Warmurtiyeedkii Shirkii Wadatashiga Puntland & Xildhidhibaanad kumetala DFS, Liiska Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS Ku Metela Dowladda Puntland ee qaadacay

03 Mars 2026 (Puntlandes.com) Warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wadatashiga dawladda Puntland iyo Xildhibaanada labada Aqal ee BJF soomaliya ku metala Puntland,...

Muuqaal-Sawirro: Shirka wadtashiga dowladda Puntland & Xildhibaanada puntland ku metela labada aqal ee BJFS goaamada kasoo baxay

02 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga Dowladda Puntland iyo Mudanayaasha Puntland...

Sawirro: Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo kulan is-xogwareysi ah layeeshay Xildhibaano si ka baxsan nidaamka dowladnimada looga hor-istaagay dhaqdhaqaaqooda siyaasadeed & xuquuqdooda safar

02 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee dalka ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib...

Wakiilada Beesha caalamka oo la wadaagay gudoomiyaha golaha Shacabka walaaca ay ka qabaan go`aanada halka dhinac ah ee wax looga bedelayo Dastuurka dalka

02 Mars 2026 (Puntlandes.com) Wakiilada Beesha caalamka ayaa maanta la wadaagay gudoomiyaha golaha Shacabka Aaden Madoobe, walaaca ay ka qabaan go`aanada halka...

Muuqaal: Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Xildhibaanadii Garowe MD Xasan kaceliyay “Xalane ayaan ku xiranahay, dhaqdhaqaaqayagii oo dhan waa la joojiyey, Madaxweyne Xasana ma fasaxayo ayuu yiri markii loo tagay”

Puntland ” Dawladda Puntland waxay ugu baaqaysaa Beesha Caalamka in ay si dhaqso ah usoo farageliyaan xaaladda fool xumada siyaasadeed ah ee ay wadaan madaxda DFS.. kale waxan kuwargelinaynaa ICAO in amniga diyaaradaha iyo badqabka rakaabka ee hawada Soomaaliya ay khatar ku jiraaniyada..”