Wararka maanta

Muuqaal: Sheekh Shriif “PHD-du waxba ma tarto, qofku hadii uusan damiir layn, uusan dadnimo lahayn, uusan iimaan lahyn, uusan dhargayn,oo uusan xishoonayn, wuxuu ka tagaayo lama rako”

01 june 2026 (Puntlandes.com) Sheekh Shriif “PHD-du waxba ma tarto, qofku hadii uusan damiir layn, uusan dadnimo lahayn, uusan iimaan lahyn,...

Muuqaal: C/raxman C/shakur “Xasan Sheekh mudo xileedkiisu waa dhamaaday Saraakiisha & Ciidanka ka amarqaata waa lala xisaabtami doonaa”

01 june 2026 (Puntlandes.com) C/raxman C/shakur "Xasan Sheekh mudo xileedkiisu waa dhamaaday Saraakiisha & Ciidanka ka amarqaata waa lala xisaabtami doonaa"...

Mareykanka oo sheegay inuu Somaliland u arko saaxiib uu iskaashi kala samaynkaro amniga, dhaqaalaha & diblumaaasiyadda, sida lagu sheegey warbixin Dowladdu u dirtay Aqalka Baarlamanka

01 june 2026 (Puntlandes.com) Mareykanka oo iminka aqoonsan midnimada, madaxbanaanida & wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Somaliland u arko saaxiib uu...

Mareykanka “Waxaan ku dhiirrigelineynaa uguna yeeraynaa dhammaan dhinacyada inay wadahadlaan, lana yimaadaan iskaashi si loo taageero nabadda iyo deganaanshaha guud ahaan Soomaaliya”

01 june 2026 (Puntlandes.com) "Mareykanka wuxuu ka dalbayaa dhammaan dhinacyada ay khuseyso inay muujiyaan is xakamayn, ayna ka fogaadaan ficillada kicinaya...

Beesha Caalamka “Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan dhinacyada inay dib ubilaabaan wadahadalka sida ugu dhakhsaha badan, si degdeg ahna u gaaraan isafgarad ku saabsan hannaanka doorashada (roadmap)…”

01 june 2026 (Puntlandes.com) Beesha Caalamk ayaa warsaxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen waxay walaac kaga muujinayeen xaaladda cakiran ee...

Maxkamadda & Xeer ilaalinta darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida & Dambiyada culus ee Dowladda Puntland oo lafaray inay bulshada lawadaagaan garmaqalka kiisaska ay galayaan & xukunadooda

31 May 2026 (Puntlandes.com) Wareegto ka soo baxaday Gudoomiyaha Maxkamda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus G/sare Maxamuud Abdiqadir...

Muuqaal-Sawirro: MD kugeenka Jubaland “Madaxweynihii hore Xasan Sheekh awoodda & hubka ayaa ku cusub balse rag isaga ka awood iyo hub badnaa ayaa wax ku waayay”

31 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne-ku-xigeenka Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Luuq....

Sawirro: Gudoomiyaha Degmada Bursaalax Gurey oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Dowladda Puntland ee Dagmada Bursaalax, imisa arday?

30 May 2026 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Degmada Bursaalax Gurey Cabdullaahi Khaliif ayaa si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee...