Month: January 2025

Sawirro: Ciidanka Puntland oo 24kii saac ee u danbeysay la wareegay talisyadii Argagixisada Daacish ku laheyd inta dhexaysa Damdamaale illaa iyo deegaanka Ina Cidoole

24 Jan 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa 24kii saac ee u danbeysay la wareegay talisyadii Argagixisada...

Sawirro: MD Deni oo garoonka diyaaradaha ee Bosaso kaga hortegay dhaawaca Gen Xanaano & D\Le Jaamac oo kusoo dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland

24 Jan 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso kaga hortegay dhaawaca...