Month: April 2025

Warmurtiyeedka wadajirka ah ee DFS & SSC-Khaatumo “DFS waxay u aqoonstaay SSC-Khaatumo, Dawlad gobaleed laguna dhameystiro Shirweynaha iyo heshiiska bulsho, In SSC-Khaatumo xubin buuxda ka noqoto Golaha madasha wadatashiga Qaranka NCC-da”