Muuqaal: Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka ka jeediyey warbixinta Xisaab-xirka miisaaniyadda dawladda 2024
24 July 2025 (Puntlandes.com) Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa golaha wakiiladda ka jeediyey warbixinta Xisaab-xirka miisaaniyadda dawladda...