Month: October 2025

Sawirro: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo caawa kulan gaar u ah Gobolka Mudug la qaatay masuuliyiinta Dowladda ee Gobolka Mudug ee heer Xukuumad & maamul

19 Okt 2025 (Puntlandes.com) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa caawa kulan gaar u ah Gobolka Mudug la...

Sawirro: Taliyaha Ciidanka Somaliland & Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Somaliland oo kulan la yeeshay Taliyaha Guud ee Ciidanka Militeriga Itoobiya

16 Okt 2025 (Puntlandes.com) Taliyaha Ciidanka Somaliland Sarreeyo Guuto Nimcaan Yusuf Gaaxnuug oo uu weheliyo Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Somaliland ayaa kulan...

Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

15 Okt 2025 (Puntlandes.com) Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta doortay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka...