Month: January 2026

War saxaafadeed: Xildhibaano katirsan labada Aqal ee BFS oo uu ku jiro Guddoomiye kuxigeenka Gudiga Dastuurka BFS oo si cad uga horyimid habka uu Dastuurka kubedelayo MD Xasan Sheekh

26 Jan 2026 (Puntlandes.com) War saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo uu ku...

Sawirro: Madaxweyne Deni oo Nairobi kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Wadamada Maraykanka & Ingiriis-ka ee Bariga Africa

25 Jan 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee...

Sawirro: Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee South Sudan & Madaxa Xafiiska Xiriirka ee AU ee Juba, South Sudan Dr Gaas oo warqadaha aqoonsigga u gudbiyay madaxweynaha dalkaas

25 Jan 2026 (Puntlandes.com) Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika (AU Special Representative) ee South Sudan...

MD Xasan Sheekh oo ku cadaadinaya hogaanka gudiga lasocodka dibu eegista Dastuurka  inay gudoonka Baarlamaanka ugudbiyaan wax kabedelkiisa dastuurka

25 Jan 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadda la kulansan hogaanka guddiga lasocodka dibu eegista Dastuurka, oo uu ku cadaadinayo...