Month: May 2026

Muuqaal: C/raxman C/shakur “Dhallinyarada guryaha lagala baxayo, xaafadaha shacabka ee saq-dhaxe loo dhacayo iyo ciidanka qabiilka lagu xulanayo, waxay astaan u tahay qalqal iyo jahwareer haysta taliska waqtigiisu dhammaaday”

Sawirro: Madaxweyne Deni oo kulan laqaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland &Madaxtooyada oo Guddoomiyeyaasha Gobollada ku wareejisay gaadiid cusub

24 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas...

Muuqaal: Gen Cabdi Qaybdiid “Galmudug ma aha Baydhabo oo kale, lama xoogi karo, wax aan reer Galmudug doonayn naguma socon karaan… Xasan waqtigiisii waa dhamaaday dalka mas’uul kama ah, 4 bisha Juun bal ciidan ha keeno, waa lays arkiye”

Galmudug “Shirka Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlay kooxaha leh aragtiyada gurracan ee isku dayaya in ay qalqal geliyaan amniga & xasilloonida Galmudug, iyagoo faafinaya Dacaayado raqiis ah & warar been abuur ah”

21 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug, kaasi oo diiradda...

Akhriso Warsaxaafadeedkii ay Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland ku caddeeyeen In Puntland Xasan Sheekh u aqoonsan tahay madaxweyne hore.

21 May 2026 (Puntlandes.com) Warsaxaafadeedkii ay Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland ku caddeeyeen In Puntland Xasan Sheekh u aqoonsan tahay madaxweyne hore.,...