Muuqaal: Xildhibaan Xareed “1dii luulyo oo isu keenidii ah ayuu lahaa Puntland uma baahni, Jubaland uma baahni, Somaliland na uma baahni, hadda yuu xukumayaa, xaggee dawladaasi ka jiraysaa marka”
07 July 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaan Xareed Cali Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Puntland oo hadal ka jeedshay kulan odayaasha iyo...