Xildhibaano hore oo Beesha Caalamka ka codsaday cunaqabatayn iyo baaritaan caalami ah oo ka dhan ah saraakiil amni
30 May 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddadiisu dhammaatay ayaa maanta warqad u diray wakiillada caalamiga...