Month: October 2024

Farmaajo “hirgelinta doorashooyinka qaranka, yagleelidda Guddiyada ka shaqeynaya & hammeystirka dib u eegista dastuurka waa masuuliyad wadareed”

16 Okt 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray uga digay madaxweynaha dawladda Federaalka...