Month: May 2025

Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho oo shaacisay inay Shiinaha & SSC-Khaatumo ka wadashaqaynayaan ilaalinta midnimada, madaxbanaanida & wadajirka dhuleed Somalia

18 May 2025 (Puntlandes.com) Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Dalka Shiinuhu ku leeyahay Muqdisho isagoo...

Xil hore Saleebaan M Xaashi ”haddii uu madaxweyne Xasan Sheekh gacanta ku hayo 24 malyan oo jidka Gaalkacyo lagu dhisi lahaa Qabuuro ma qoteen”

17 May 2025 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran isla markaasna ah Xidhibaan hore Saleebaan Maxamuud Xaashi ayaa qoraal kooban uga hadlay...

Gud hay´adda Wadooyinka Puntland ”waxaa ceeb iyo mas’uuliyad darro ah in xildhibaan heer Federaal ah, gaar ahaan mid kasoo jeeda Gobolka Mudug, uu u adeegsado mashruucan xeelad siyaasadeed …”

17 May 2025 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland Dr Cabdifitaax Sugule ayaa qoraal uga jawaabay Xildhibaan Cismaan Cali Yuusuf oo...