Month: October 2025

Sawirro: Guddiga horumarinta gobolka oo kakoobna iskuduwayaasha Wasaaraddaha oo iska xog wareystay xoojinta iyo dardargalinta iskaashiga hay,addaha dawladda ee gobolka Mudug

14 Okt 2025 (Puntlandes.com) Guddiga horumarinta gobolka Mudug oo kakoobna iskuduwayaasha Wasaaraddaha Dawladda Puntland ee heer gobol ayaa iska xog wareystay...

Muuqaal-sawirro: Deegaanka Roox ee Gobolka Mudug oo Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ka Dhagax-dhigtay biyo xireen lagu qabanyo biyaha Maraya Togga dhoosaaley

14 Okt 2025 (Puntlandes.com) Deegaanka Roox ee Gobolka Mudug waxaa Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ay ka Dhagax-dhigtay biyo xireen ama War...

Xisbiga Himilo Qaran “wuxu si adag ucambaareynayaa xariga & handadaadda lagula kacay agaasimaha telefishinka Himilo TV & agaasime kuxigeenkiisa

12 Okt 2025 (Puntlandes.com) Xisbiga Himilo Qaran waxa uu si adag u cambaareynayaa xariga iyo handadaadda lagula kacay agaasimaha telefishinka...

MD Xasan Sheekh “Maanta waa maalin ku weyn dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Waxa ay ku beegan tahay markii 71 sanno ka hor halyey Maxamed Cawaale Liibaan uu hindisay calanka Soomaaliyeed oo ka turjumaya..”

12 Okt 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan...