Month: November 2025

Sawirro: Furrimaha hore ee Togga Baalade oo warbixin uu kadiyaarinayo Wariye Thomas Graham, oo ka tirsan wargeyska caalamiga ah ee The Times

19 Nov 2025 (Puntlandes.com) Furrimaha hore ee Togga Baalade ayaa maanta marti-geliyay Wariye Thomas Graham, oo ka tirsan wargeyska caalamiga ah...

Muuqaal: Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ku dhawaaqay in uu ka quustay Soomaaliya “Waan quustay, dowladdeenni baynu duminay qaxoonti ayeynu nahay aan qiime ku lahayn adduunka”

19 Nov 2025 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa maantu ku dhawaaqay in uu ka quustay dawlad...

DFS oo ku amartay dhammaan maraakiibta imanaysa dhamaan dekeda dalka Soomaaliya ee Berbera, Bosaso, Garacad, Muqdisho & Kismayo in ay iska diiwaangeliyaan mareegta CTN

18 Nov 2025 (Puntlandes.com) Wasaaradda Dekedaha Soomaaliya ayaa ku amartay dhammaan maraakiibta imanaysa dhamaan dekeda dalka Soomaaliya ee Berbera, Bosaso, Garacad,...