Month: March 2026

Xil Odowaa “In madaxweynuhu talada dalka iyo tan xisbiga ka dhigay mid isaga ka billaabata kuna dhammaata..Madaxweynuhu wuxu ku adkeystay inuu sameeyo nidaam doorasho oo uu natiijadiisa isagu xakameyn karo..”

25 Mars 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo kamid ahaa saaxiibada dhaw ee Madaxweyne Xasan Sheekh isla markaasna ahaa xoghayihii Xisbiga JSP...

Wasiirka Dekedaha DFS “Farmaajoow Duqa (Laftagareen) Xildhibaano uu kaaga soo qorey KG Madaxweyne ku noqon meysid, waa calaalal tima ka soo baxeen ee carrabku yuu kaa qalalin.”

24 Mars 2026 (Puntlandes.com) Dowladda Federaalka ayaa muujisey in Koonfur Galbeed ay kula dirirayso madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo, oo...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka JFS tiradooduna ay tahay 136 oo ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh in uu joojiyo duulaanka uu kuwado Koonfur Galbeed

23 Mars 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaano katirsan Baarlamaanka JFS tiradooduna ay tahay 136 mudane ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh in uu joojiyo...