Month: April 2026

Bayaanka Wadajirka ah ee ku saabsan ku dhawaaqista Israa’iil ee magacaabista wakiil diblomaasiyadeed ee waxa loogu yeero “Somaliland”

19 April 2026 (Puntlandes.com) Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dowladda Qatar, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo sameeyey dhismaha Maxkamadda Sarre iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus

18 April 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland oo sameeyey dhismaha Maxkamadda Sarre iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo...

Muuqaal: Wasiir Najiib Barkhadle ookahadlay madaxda DFS oo muddo xileedkoodu Baarlamaankana dhamaaday, madaxweynahana uu gabogabo yahay, khilaafka kala dhexeeya Hogaamiye Firdhiye & aragtidiisa kusaabsan aqoonsiga WB ee Xasan Sheekh

Dr Gaa oo khudbad muhiim ah oo ku saabsan “Regional Ownership in Mediation: the Horn of Africa” ka jeediyey shirka caalamiga ah ee Antalya Diplomacy Forum 2026

18 April 2026 (Puntlandes.com) Turkey Antalya; Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, isla markaana ahaa Madaxweynihii 5aad ee Puntland, hadana ah Ergayga...

Jubaland “Anaga ma nihin maamulada sharcidarrada isaga fadhiyey, talaabo ayaan ka qaadaynaa Xasan Sheekh, hadduu dhinaceenna u soo dhaqaaqo, waqtigiisiina waa dhammaaday”

18 April 2026 (Puntlandes.com) Dawladda Jubaland ayaa si adag uga horyimid qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso inay doorasho uga...