Month: May 2026

Sawirro: Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, maxay ka wada hadleen?

20 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,...

Muuqaal: Khayre ”dalka & dadka waxaa lagu xukumaa nidaam & Sharci, igmasho ay ku idmadeen ummada Soamaliyed, waqtigii MD Xasan Sheekh loo igmaday waa soo idlaaday waa nin madaxtooyada kujooga sharcidaro”

Muuqaal: C/raxmaan C/shakuur “Xasan Sheekh wuxuu nabadoon u noqday Koonfurgalbeed, dadka kalena sidaas ayuu la rabaa…. Cashuur yaan la bixin dowladaan waa dhacday”

19 May 2026 (Puntlandes.com) Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku sheegay Xasan Sheekh inuu nabadoon u noqday Koonfurgalbeed, dadka kale sidaas uu...