Month: May 2026

Xoghayaha guud ee QM “Waa in 2da dhinac ee DFS & Golaha Mustaqbalka ay sii wadaan wada hadalka, si dhow ayaan ula soconaa xaaladda kacsan ee siyaasadda”

19 May 2026 (Puntlandes.com) Xoghayaha guud ee QM oo ka dayrinaya xaaladda siyaasadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay DFS iyo Mustaqbalka ay...

Danjiraha Yurub ee Soomaaliya oon adeegsan “Madaxweyne” ayaa sheegtey inay Xasan & Deni diyaar uyihiin siisocoshada wadahadallo lagu gaarayo wadaroggol & dimuqraadiyad

17 May 2026 (Puntlandes.com) Danjiraha Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya Francesca Di Mauro oo aan adeegsan "Madaxweyne" ayaa sheegtey in ay...

Xildhibaanadii Baarlamaanka xorta ahaa ee waqtigoodii dhmaaday oo ku eedeeyey dowladda Turkiga in ay faragalin kuhayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya

17 May 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaanadii Baarlamaanka xorta ahaa ee waqtigoodii dhmaaday ayaa ku eedeeyey dowladda Turkiga in ay faragalin ku hayso...

C/raxman C/shakur oo lahadlaya Turkiga “Xasilloonida Soomaaliya laguma joogtayn karo oggolaansho dibadda kayimaada oo la siiyo mudo xileed dhammaaday…”

16 May 2026 (Puntlandes.com) Musharax xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si adag u dhaleeceeyey farriintii...

Xildhibaanadii Baarlamaanka xorta ahaa ee waqtigoodii dhmaaday “$850 Malyan oo Dollar ayuu Xasan Sheekh kasameeyey dhul-boobka, Somaliland waa la aqoonsaday….”

16 May 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaanadii Baarlamaanka xorta ahaa ee mud xileedkoodu dhamaaday ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in 850...