Sawirro: Gaalkacyo oo si rasmi ah u bilowday burburinta guryaha Boqolka ee ku yaalla Suuqa Xero-Dayax, halkaas oo laga bilaabayo wajiga koowaad ee Mashruuca Biyo-saarka Gaalkacyo.
20 Aug 2026 (Puntland.com) Dawladda Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo saaka si rasmi ah uga bilowday burburinta guryaha Boqolka ee ku...