Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan is-xogwareysi ah kula qaatay saraakiisha ciidamada kala duwan & masuuliyiinta golayaasha Dowladda Puntland ee ku sugan gobolka Mudug
15 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo, ayaa caawa Aqalka Madaxtooyada...