Month: November 2024

Muuqaal-Sawirro: Guddiga Doorashada Jubaland oo bilaabay hirgelinta habraaca soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Jubaland

17 Nov 2024 (Puntlandes.com) Guddiga Doorashada iyo xuduudaha Jubaland ayaa maanta bilaabay hirgelinta habraaca soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland. Guddiga ayaa...

Sawirro: Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Bosaso kusoo dhaweeyay safiirka Indonesia Soomaaliya & madaxa hayada Gargaarka ee Indosia (CEO of Indonesian Aid)

17 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo ay ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso...

Muuqaal: Wasiir Fiqi “nin Safiir ah kama yeelayno inuu qayb ka mid ah Soomaaliya dal ku tilmaamo, kama yeelayno inuu qariyo dalka uu Safiirka ka yahay…”

16 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ku dhawaaqday in ay tallaabooyin adag ka qaadayso safiirro...

Jubaland “Dawladda Jubaland waxay mar kale caddaynaysaa in aysan qayb ka ahayn, kana ahaandoonin, xeerarka doorashooyinka ee sharci darada ah..”

16 Nov 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in aysan qayb ka ahayn Xeerarka...