Muuqaal-Sawirro: Wasiirka Xannaanada Xoolaha oo kormeeray xoolo-dhaqato ka faa’iideystay mashruuca horumarinta waxsoosaarka cawska (calafka) xoolaha ee deegaanka 22aad ee degmada Garowe
03 Okt 2025 (Puntlandes.com) Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda Puntland Mudane Cumar Cabdisamad Yusuf Dhuux ayaa kormeer ku tagay xoolo-dhaqato beeraley...