Month: October 2024

Muuqaal: Garaad Jamaac Garaad Cali “waxa jira kooxo u shaqaynaya Somaliland oo kala qaybinaya Beesha Harti kadibna dpoonaya inay khilaaf ka abuuraan reer Khaatumo si ay Somaliland u timaado Laascaanood”