Month: November 2024

Muuqaal: Xil C/raxmaan C/shakuur “Eex, musuq, karti xumo iyo hal abuur la’aan dadkoo dhan u jeedo ayaa astaan u noqotay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh”

11 Nov 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur oo saxaafaddda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa eedayn aad u culus u jeediyey maamulka...

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Jubaland oo qaadacay shuruucda la xiriirta doorashooyinka ee Baarlamaanka la horgeeyay…..

11 Nov 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Jubaland ayaa qaadacay shuruucda la xiriirta doorashooyinka...

Firdhiye oo saxiixay Xeer dambiile ka dhigaya madaxweyne kuxigeenka, wasiirada, Xildhibaanada, … dawladda Puntland ee kasoo jeeda SSC

10 Nov 2024 (Puntlandes.com) Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa qalinka ku duugay Sharciga Ciqaabta Horgallada, kaas oo denbiile...

Muuqaal: ”Firdhiye waxaan usheegayaa Taladda waa lagula leeyahay, keligaa & 3da wiil ee aad Ilma adeerka tihiin ee Xamar fadhiya kuma tagri fali kartaan” Wasiirka Warfaafinta Puntland

10 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka warfaafinta Dawladda Puntland Eng, Maxamuud Caydiid Drir oo shir Jaraa,id Garowe ku qabtay ayaa hamabalyo ku...