Madaxweyne Cirro oo Xildhibaan Barkhad Batuun u magacaabay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyigelinta ee Somaliland
05 April 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne Cirro ayaa Xildhibaan Barkhad Batuun u magacaabay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyigelinta ee Somaliland. Sidoo kale...