{"id":10016,"date":"2015-06-15T21:24:15","date_gmt":"2015-06-15T19:24:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10016"},"modified":"2015-06-15T23:27:24","modified_gmt":"2015-06-15T21:27:24","slug":"daawo-video-wasiirka-maaliyada-pl-maadama-uusan-dakhlgenu-iyo-qarashku-isku-dheelitireen-mushahaarada-qaar-baanu-bixinaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10016","title":{"rendered":"Daawo Video: Wasiirka Maaliyada PL \u201dMaadama uusan Dakhlgenu iyo Qarashku isku dheelitireen Mushahaarada Qaar baanu bixinaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/129.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10017 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/129-300x218.png\" alt=\"129\" width=\"457\" height=\"332\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">15 \u00a0Jun 2015 (Puntlandes) Wasiirka Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa shaaca ka qaaday in aysan bixin Mushaarooyinka Shaqaalaha Dawlada iyo Ciidama isagoo u sababeeyey in uusan isku dheelitirnayn Qarashka iyo dakhliga usoo xarooda Puntland wuxuuna yiri isagoo ka hadlaya arrinkaas \u201dMaadama aysan\u00a0Dakhliga iyo Qarashku isku dheelitireen Mushahaarka Qaar baanu bixinaa qaarna ma bixino\u201d<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Puntland dhaqaale xumo ama Dakhli yaraani kama jirto waligeedna horay uma dhicin in madaxweyne cusub uu ku guuldaraysto in uu bixinwaayo Mushahaaraadka Shaqaalaha dawlada iyo Ciidamada. Madaxweyne Gaas mudadii uu xilka hayey wuxuu aad u kordhiyey Dakhliga u soo xarooda dawlada isagoo soo rogay canshuuro cusub oo ay ku jirto inuu Canshuur ka qaado <strong>Ardayda Iskuulaadka dhigta<\/strong>, <strong>Shaqaalaha dawlada<\/strong>, <strong>Shaqaalaha ajanabiga ah, Canshuurta dadban<\/strong>\u00a0iyo kuwo kale oo badan. Xaggee ayuu kabaxay dhaqaalahaas usoo xarooday dawlada Puntland? ma Safarada iyo Dalxiiska GAAS ayuu ku baxay? Ma la dhacaa oo dad baa jeebka ka buuxsada mise?<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Waxaa kale oo waraysigan uu wasiirku ku qirayaa inay ku qaldameen inay Miisaaniyadii 2015 ka ku darsadeen taageero ay ka filayeen Bangiga Aduunka!!! Bal hoos\u00a0ka akhriso Warbaahinta Puntlandes oo arrintaas ka faaloonaysa markii Baarlamaanka la horgeeyey:<\/p>\n<p class=\"entry_title\" style=\"text-align: justify;\"><strong><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9181\">XOG: Xaggee ku dambeeyey Barnaamijkii World Bank ka waday Puntland?<\/a><\/span><\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5382\">Wasaarada maaliyada Puntland oo ku fashilantay Miisaanidda 2014<\/a><\/strong><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5354\">Fadeexad: 29% oo Dawlada Puntland ku guuldaraysatay in ay bixiso Miisaaniyaddii 2014 Miisaaniyada Puntland 2015 far baa ku Godan?<\/a> <\/strong><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4399\">Xukuumada Dr Gaas waxqabad la\u2019aantii ma dayray ku dartay?<\/a><\/strong><\/span><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Xukuumada uu madaxweynaha ka yahay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxay ku Fashilantay ilaalinta dhulka Puntland, waxay ku fashilantay bixinta Mushahaarooyinka shaqaalaha iyo ciidamada Puntland, waxay ku Fashilantay sugida Amniga Puntland,\u00a0<strong>dhankii loo qaadaba way ku fashilantay<\/strong> <strong>Xukuumada uu hogaamiyo GAAS hawlihii loo igmada<\/strong>y.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Haddii uusanba kala jeclayn Baarlamaankii loo igmaday inuu ilaaliyo danaha Shacabka? Oo uu ka shaqaynayo isaga danihiisa oo kaliya taasoo ah inay xoogaa ka qaataan GAAS ama ay ka baryaan in uu wiil boos ugu magacaabo yaa ilaalinaya danaha Puntland?<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Hadaba su\u2019aashu waxaa weeye maxaa la gudboon shacabka reer Puntland, ma inay daawadayaal ka noqdaan Masiirkooda? Mise waa inay dhahaan \u201dDoorashadii GAAS waa 5sano oo Puntland ka luntay waana iska sugaynaa inta u hartay GAAS\u201d oo waa su&#8217;aale maxaad ugu imaanaysaan GAAS 5 sano ka dib?<\/p>\n<p>Daawo Video<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Jo-eToXMLBw\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 \u00a0Jun 2015 (Puntlandes) Wasiirka Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa shaaca ka qaaday in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10016","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1467,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10016"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10027,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10016\/revisions\/10027"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}