{"id":10019,"date":"2015-06-15T21:49:15","date_gmt":"2015-06-15T19:49:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10019"},"modified":"2015-06-16T17:46:26","modified_gmt":"2015-06-16T15:46:26","slug":"deg-deg-pltv-oo-markii-labaad-lacag-laaan-hawada-looga-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10019","title":{"rendered":"PLTV oo markii labaad lacag la&#8217;aan hawada looga saaray"},"content":{"rendered":"<p>15 \u00a0Jun 2015 (Puntlandes) \u00a0PLTV \u00a0oo ah TVga dawlada Puntland ayaa hawada ka baxay, kaddib markii dowladdu bixin weydey kirada Satellite-ka baahiya telefishinka.<\/p>\n<p>Abbaare 4:10 galabnimo ee waqtiga Geeska Afrika ayaa TV-ga hawada laga saaray. Ilo Xog ogaal ah oo \u00a0lagu kalsoon yahay ayaa Warbaahinta Puntlandes u sheegay in muddo <strong>labo\u00a0bilood<\/strong> ah aysan bixin \u00a0dawlada Puntland ee madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kiradii sattelite-ka.<\/p>\n<p>Wararka Warbaahintu heshay ayaa intaas ku daraya in todobaadkii hore Agaasimaha PLTV, Cabdifataax Ashkir kasoo qaaday Wasaaradda Maaliyadda, lacag dhan $10, 000 (toban kun oo doolar), taasoo la sheegay inay ahayd kiradii bishan socota ee June. Lacagtaas $8,000 (siddeed kun) oo kamid ah wuxuu Agaasimuhu ku wareejiyey xisaabiyaha telefishinka, isagoo ku wargeliyey inuu u qaybiyo shaqaalaha istuudiyaha koowaad ee telefishinka\u00a0oo muddo saddex bilood ah aan qaadan mushaharaadkii iyo gunnooyinkii ay xaqa u lahaayeen.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Shaqaalaha TV-ga oo u Xog waramay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegay inaan cabashadooda waxba aysan ka qaban dawlada Puntland dhawr jeerna ay cabasho u gudbiyeen maamulka telefishinka iyo Wasaaradda Warfaafinta iyagoo dalbaday in la siiyo xuquuqdooda, laakiin ilaa iyo hadda aysan jirin cid wax ka qabatey cabashadooda.<\/p>\n<p>Shaqaalaha ayaa sidoo kale ku eedeeyey Agaasime Cabdifataax Ashkir wax qabad la&#8217;aan iyo in\u00a0had iyo goor uu ka war wareego in uu shaqaalaha kala hadlo xuquuqda ka maqan ee ay dalbanayaan.<\/p>\n<p>Ma ahan markii koowaad ee uu PLTV hawada laga saaro kadib markii dawladu bixin wayday kirada Satellite-ka, Sep 4, 2014 ayey ahayd markii sidan oo kale Telefishinku hawada ka baxay kadib markii muddo afar bilood ah la bixin wayey kirada sattelite-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 \u00a0Jun 2015 (Puntlandes) \u00a0PLTV \u00a0oo ah TVga dawlada Puntland ayaa hawada ka baxay, kaddib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10019","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1356,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10019"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10031,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10019\/revisions\/10031"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}