{"id":10034,"date":"2015-06-16T18:06:31","date_gmt":"2015-06-16T16:06:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10034"},"modified":"2015-06-16T21:16:17","modified_gmt":"2015-06-16T19:16:17","slug":"deg-deg-akhriso-isbadalka-lagu-sameeyay-golaha-wasiiradda-puntland-oo-horudhac-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10034","title":{"rendered":"DEG DEG: Dhagayso-Akhriso: Isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo Horudhac ah"},"content":{"rendered":"<p>16 jun 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaadheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiiradda, sidoo kelana soo magacaabay wasiiro cusub.<\/p>\n<p>Isku shadheyntan ayaa labadii todobaad ee lasoo dhaafay laga hadal hayay deegaanada Puntland, taasoo dadku u arkayeen inay tahay is-badal loo baahnaa.<\/p>\n<p>Afhayeenka madaxtooyadda Cabdilaahi Axmed Jaamac (Quraan-jecel) ayaa ku dhawaaqay liiska isku shaadhaynta, waana tanaa.<\/p>\n<ol>\n<li>Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.<\/li>\n<li>Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji Faarax.<\/li>\n<li>Wasiirka Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.<\/li>\n<li>Wasiirka Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin.<\/li>\n<li>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.<\/li>\n<li>Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi<\/li>\n<li>Wasiirka Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.<\/li>\n<li>Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi,<\/li>\n<li>Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.<\/li>\n<li>Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame.<\/li>\n<li>Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.<\/li>\n<li>Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.<\/li>\n<li>Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.<\/li>\n<li>Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade.<\/li>\n<li>Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.<\/li>\n<li>Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac.<\/li>\n<li>Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud.<\/li>\n<li>Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle.<\/li>\n<li>Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax.<\/li>\n<li>Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Dhagayso Afhayeenka Madaxtooyada<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10034-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/magacaabis-wasiiro.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/magacaabis-wasiiro.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/magacaabis-wasiiro.wav<\/a><\/audio>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/131b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-10038 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/131b.jpg\" alt=\"131b\" width=\"668\" height=\"541\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 jun 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaadheyn ku sameeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10034","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1576,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10034"}],"version-history":[{"count":7,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10046,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10034\/revisions\/10046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}