{"id":10063,"date":"2015-06-16T23:25:19","date_gmt":"2015-06-16T21:25:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10063"},"modified":"2015-06-16T23:36:45","modified_gmt":"2015-06-16T21:36:45","slug":"puntland-lix-bilood-oo-docosho-ah-ka-dib-xaalku-waa-ka-dar-oo-dibi-dhal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10063","title":{"rendered":"PUNTLAND: LIX BILOOD OO DOCOSHO  AH KA DIB XAALKU WAA KA DAR OO DIBI DHAL"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Dawladdii cusbayd ee laga sugayay madaxweynaha ilaa bishii koowaad ee sannadkan xaalkeedu waxa uu noqday ka dar oo dibi dhal!!\u00a0 Golaha Wasiirada ee uu magacaabay Madaxweyne Dr. Cabdiwali Cali Gaas waa mid aad loola yaabay! Waa mid aad uga tayo xun tii ka horaysay!\u00a0 Maxaa yeelay marka dhan laga eego waxaa gabi ahaanba ka maran miisaankii gobollada u dhexeeyay oo gobollada qaarkood ayaa aad u dulman, halka kuwo kalena loo sad buriyay.\u00a0 Marka dhan kale laga eego goluha cusub xul loo qaateen ah ma aha!! oo waxaa ka mid ah afar\u00a0Wasiir oo ka tirsanaa Xukuumadii\u00a0Madaxweyne Faroole, kuwaas oo kala ah: Wasiirka Ganacsiga Cabdiwali Indhagaruna, Wasiirka duurjoogta Dr. Cali Cabdullaahi,\u00a0Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed &amp; Wasiirka Amniga Cabdi Xirsi Qarjab oo isagu taariikh madaw ku leh siyaasadda Puntland.\u00a0 Qarjab oo aan lahayn aqoon &amp; garasho maamul oo uu Wasiir ku noqdo, waxa uu dawladdii Faroole ahaa guddoomiyaha gobolka Nugaal.\u00a0 Waa ninkii diiday in ay mucaaradkii Faroole soo galaan Garoowe, sida la ogyahayna waxa uu garaac &amp; dhaawac ka dib khasab magaalada uga saaray odayaal Bari ka yimid oo ku socday magaallada Garoowe.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne Dr. Cabdiwali oo niyad xumo &amp; karti la\u2019aan lagu xanto, maanta isaga ayaa bannaanka soo dhigay wixii la qarin jiray.\u00a0 Maxaa yeelay dawladda uu soo magacaabay waa mid ay aad u saluugeen dhammaan dadka samaha jecel ee reer Puntland. Dawladdan cusub waxaa ka dhex muuqda haraagii dawladdii Cabdiraxmaan Faroole, sidoo kale waxaa ka muuqda sawir aad u foolxun oo muujinaya in awooddii &amp; wax qaybsigii reer Puntland uu meesha ka maqan yahy,\u00a0 gobol gaar ahna mudnaanta la siiyay.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">WQ: Abdirazak M. Hersi<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Email.\u00a0abdirazakmuuse@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladdii cusbayd ee laga sugayay madaxweynaha ilaa bishii koowaad ee sannadkan xaalkeedu waxa uu noqday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10063","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1422,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10063"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10066,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10063\/revisions\/10066"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}