{"id":10074,"date":"2015-06-17T13:08:49","date_gmt":"2015-06-17T11:08:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10074"},"modified":"2015-06-17T13:10:56","modified_gmt":"2015-06-17T11:10:56","slug":"sawiro-4-wasiir-oo-ka-mid-ah-wasiiraddii-la-magacabay-oo-lagu-dhaariyay-madaxtooyadda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10074","title":{"rendered":"Sawiro: 4 wasiir oo ka mid ah wasiiraddii la magacabay oo lagu dhaariyay madaxtooyadda Puntland"},"content":{"rendered":"<p>17 jun 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta ladhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiiradii shalay uu magacaabay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas .<\/p>\n<p>Munaasibad\u00a0kooban oo loo qabtay dhaarinta wasiiradaan ayaa waxaa ay ka dhacday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Afarta wasiir ee maanta loo dhaariyey gudashada waajibadka shaqo ee saaran waxaa ay kala ahaayeen Wasiirada la dhaarshay Wasiirka amniga iyo DDR-ta Cabdi Xirsi Cali Qarjab, Wasiirka maaliyadda, Cabdullaahi Shiikh Axmed , Wasiirka Xanaanada xoolaha, Cabdi-jamaal Cismaan Maxamed iyo Wasiirka Beeraha iyo waraabka Cabdullaahi Cali Xirsi.<\/p>\n<p>Dhaarta kadib ayaa GAAS\u00a0waxaa uu hambalyeeyey wasiirada cusub , isagoona alle uga baryey in howsha hortaala uu u fududeeyo noqdaana kuwo ku guulaysta shaqada loo idmaay.<\/p>\n<p>\u2018\u2019 Waxaan idinkula dardaarmayaa inaad sida aad ugu dhaarateen dalkiina iyo dadkiina ugu shaqeysaan , daacad u ahaataan , wixii masuuliyadiina wax u dhimaya idinkana leexinaya ujeedooyinka , himilooyinka iyo waxa laydinka filayana wax u dhimaya oo idinka weecinayana ka leexataan \u2018\u2019 Ayuu yiri Madaxweynuhu .<\/p>\n<p>\u2018\u2019 24-ka saac inaad shaqeysaan baa laydinka rabaa , masuuliyad baa idin saaran intaas oo umadana waa idin sugaysaa , waa howl aad iyo aad u dhib badan waana muhiim in xilkiina aad gudataan \u2018\u2019 Ayuu hadalkiisa raaciyey Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9274.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109400\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9274-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9274\" width=\"698\" height=\"465\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9276.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109401\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9276-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9276\" width=\"694\" height=\"462\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9284.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109402\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9284-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9284\" width=\"678\" height=\"451\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9289.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109403\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9289-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9289\" width=\"685\" height=\"455\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9295.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109404\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9295-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9295\" width=\"681\" height=\"453\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9299.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109405\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9299-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9299\" width=\"677\" height=\"450\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9317.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109406\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9317-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9317\" width=\"679\" height=\"452\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9324.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-109407\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/IMG_9324-450x300.jpg\" alt=\"IMG_9324\" width=\"688\" height=\"458\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 jun 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta ladhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiiradii shalay uu magacaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10074","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1324,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10074"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10078,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10074\/revisions\/10078"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}