{"id":10079,"date":"2015-06-17T16:09:46","date_gmt":"2015-06-17T14:09:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10079"},"modified":"2015-06-17T18:59:47","modified_gmt":"2015-06-17T16:59:47","slug":"war-deg-deg-ah-cadaado-oo-lagu-ansixiyey-inay-xuduuda-maamulkaas-tahat-gobolka-nugaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10079","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH: Cadaado oo lagu ansixiyey inay Xuduuda Maamulkaas tahat Gobolka Nugaal"},"content":{"rendered":"<p style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">17 jun 2015 (Puntlandes) Ergada shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ayaa maanta ansixiyay dastuurka uu yeelanayo Maamulkaas, oo ay maalmihii ugu dambeeyay ka doodayeen.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">351 Ergo ayaa cod gacantaag ah u qaaday dastuurka kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Cadaado.\u00a0Dastuurkan KMG ee Maamulka Gobollada Dhexe ayaa gacan taag ku ogolaaday 310 xubnood , halka 12 Ergo ay diideen 29 ka kalena ay ka aamuseen.<\/p>\n<h3 style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">Dastuurkani wuxuu xadgudub ku yahay dawlada Puntland<\/h3>\n<p style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">Waxyaabaha ugu waaweyn ee dastuurkan la ansixyay ku xussan ayaa waxaa ka mid ah, xudduudda maamulkan cusub uu yeelan doono.\u00a0Qodobka xuduudaha gobolka oo dhigaya in gobolka xadkiisu uu yahay <strong>Gobolka Nugaal<\/strong> oo ka tirsan dowlada Puntland.\u00a0Qodobkan waxa uu burinayaa heshiiskii dowladda Federalka iyo Maamulka Puntland ee ahaa in Maamulka Gobolada Ghexe uu ku ekaado Koonfurta Magaalada Galkacyo.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Federalka ee dowladda Somalia Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo la hadlayay raadiyaha dowladda ayaa sheegay in todobaadyada soo socda uu shirku dhameystiri doono doorashada baarlamanka iyo madaxweynaha.<\/p>\n<h3 style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">Fidnada ay DFS ka abuurayso Gobolka Mudug Cid la wadaagaysa ma jirto Mas&#8217;uuliyadeeda<\/h3>\n<p style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">DFS ta Xasan Sheekh waxay geed dheer iyo mid gaabanba u kortay inay xasarad ka abuurto Gobolka Mudug iyadoo gadaal ka riixaysa sheegashada uu cabdiqaybdiid sheeganayo in uu leeyahay Gobolka Mudug oo idil halka uu Gobolku kala qaybsam yahay ayna inta badan xukunto Puntland oo ay dadka degeni wax ka dhisteen.<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10043\">Dhagayso: RW Sharmarke \u201dKoonfurta Mudug iyo Galgaduud weeye maamulka cadaado laga samaynayo\u201d<\/a><\/span><\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; margin: 0px 0px 36px; padding: 0px; font-family: Skolar-Light-Latin, Georgia, Times, 'Times New Roman', serif; font-size: 18px; line-height: 27px;\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 jun 2015 (Puntlandes) Ergada shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ayaa maanta ansixiyay dastuurka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10079","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1211,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10079"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10101,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10079\/revisions\/10101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}