{"id":10179,"date":"2015-06-20T20:52:29","date_gmt":"2015-06-20T18:52:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10179"},"modified":"2015-06-20T20:52:29","modified_gmt":"2015-06-20T18:52:29","slug":"dhagayso-cabdiqaybdiid-dastuurka-galmudug-waxaa-u-codeeyey-shirwaynaha-xuduudeeduna-g-nugaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10179","title":{"rendered":"Dhagayso: CabdiQaybdiid \u201dDastuurka Galmudug waxaa u codeeyey Shirwaynaha, Xuduudeeduna G Nugaal\u201d"},"content":{"rendered":"<p>20 jun 2015 (Puntlandes) Dawlada Puntland ayaa maanta Shaacisay mowqifkeeda ku aadan sheegashada Shirka Cadaado ka socda uu sheegtay inay Xuduudiisu noqonayso Gobolka Nugaal taasoo ay ku qorteen wax ay \u00a0dastuurka ugu yeereen. Dawlada Puntland ayaa soo jeedisay maanta digniin kama dambays ah oo ku saabsan mawduucaas.<\/p>\n<h3><strong>Jawaabta CabdiQaybdiid<\/strong><\/h3>\n<p>Dhinaca kale Cabdi Xassan Qeybdiid oo Raga u ololaynaya inay BOOBAAN Gobolka Mudug ee Puntland \u00a0qaybna ka ah\u00a0\u00a0maamulka Koonfurta Mudug iyo Galgaduud ee lagu dhisayo shirka magaalada Cadaado ayaa difaacay XUDUUDOODA\u00a0cusub ee uu maamulkaasi yeelanayo. CabdiQeybdiid wuxuuna sheegtay in uu wax ka leeyahay degmooyin ay Puntland leedahay\u00a0isagoo carabaabay Degmada Galdagob oo uu sheegtay inay ka degaan Bandiiradleey, Sedexhiglo, Saaxqurun, Laanwaalay ilaa magaalad Galdogob. Wuxuu kaloo Cabdiqaybdiid sheegtay Degmada Jariiban oo uu sheegtay in la wada degen yahay.<\/p>\n<p>CabdiQeybdiid ayaa waxa uu yiri mar uu ka hadlayey dhulka Puntland \u201dBeeni ma shaqaynayso, waana in runta loo soo degaa\u201d CabdiQeybdiid ma sheegin cida BEENTA sheegaysa iyo waxa ay beentu tahay midna.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in CabdiQeybdiid oo awal ku doodi jiray inuu dadka Gobolka Mudug degen ku darayo maamulkii isagoo ku doodi jiray inay dadka degaankaasi sidaasi doonayaan aysana Puntland qasbi karin rabitaankooda inuusan maanta soo hadal qaadin taas laakiin bedelkeeda uu ku doodayo inuu Dhulka isagu leeyahay!!!!<\/p>\n<p>CabdiQeybdiid ayaa mar wax laga waydiiyey su\u2019aal aan isagaba qusayn oo ahayd in Puntland ay ku eedaysay DFS inay Federaalayntii dalka ay ka\u00a0weecisay dariiqii lagu heshiiyey wuxuu ku jawaabay \u201dWaxaa la yiri Waraabihii la tag, la tag, bartaa laga dhig waa la CEEB, Puntland waxay baadaan DFS, waxay baadaan madaxda qaranka, madaxda qarankaa loo cagajugleeyaa, madaxda qaranka wax aan Xaq ahayn maalin walba ay ka saxiixdaan\u2026.\u201d<\/p>\n<p>Qeybta Hoose ka dhageyso hadalada labada dhinac.<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10179-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/f37b9fbb-d22d-44de-9690-19c4526fb0a7_original.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/f37b9fbb-d22d-44de-9690-19c4526fb0a7_original.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/f37b9fbb-d22d-44de-9690-19c4526fb0a7_original.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 jun 2015 (Puntlandes) Dawlada Puntland ayaa maanta Shaacisay mowqifkeeda ku aadan sheegashada Shirka Cadaado&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10179","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1432,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10181,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10179\/revisions\/10181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}