{"id":10208,"date":"2015-06-21T14:13:15","date_gmt":"2015-06-21T12:13:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10208"},"modified":"2015-06-21T14:13:15","modified_gmt":"2015-06-21T12:13:15","slug":"sawiro-askar-ka-tirsanaa-ciidanka-puntland-oo-shil-gaari-ku-dhimatay-iyo-madaxweynaha-puntland-oo-cisbitaalka-ku-booqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10208","title":{"rendered":"Sawiro: Askar ka tirsanaa Ciidanka Puntland oo Shil gaari ku dhimatay iyo Madaxweynaha Puntland oo Cisbitaalka ku booqday"},"content":{"rendered":"<p>21 jun 2015 (Puntlandes.com) \u00a0Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta isbitaalka weyn ee magaalada Garoowe ku booqday Dhaawaca\u00a0 askar katirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari kula dhacay deegaanka Buurawadal ee Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Toban askari oo kamid ah Ciidanka uu gaarigu la dhacay ayaa shilkaasi ku dhintay halka laba iyo Toban kalana\u00a0ay ku\u00a0dhaawacmeen.\u00a0Saraakiisha cisbitaalka ayaa madaxweynaha warbixin dheer ka siiyey xaaladda caafimaad ee ciidankaas, iyagoona sheegay in howlwadeenada caafimaadka ay ku howlan yihiin sidii ay gargaar caafimaad oo deg deg ah u siin lahaayeen.<\/p>\n<p>Madaxwaynw \u00a0Gaas ayaa ka tacsiyeeyay Geerida naxdinta leh ee ku timi tobankaasi askari isagoona alle uga baryey in jana Fardowsa uu ka waraabiyo samir iyo iimaan buuxana ka siiyo eheladii,qaraabadii, shacabka Puntland, saraakiisha ciidanka iyo guutadii ay ka tirsanaayeen.<\/p>\n<p>Gaas ayaa ku booqday Cisbitaalka weyn ee Garoowe askarta ay dhaawacyadu ka soo gaaren shilkaasi, isagoo amaray in qaybtooda liidata ee aan dalka waxba looga qaban Karin loo qaado dalka dibadiisa si ay u helaan daryeel caafimaad oo dhamaystiran.<\/p>\n<p>Hoos Ka Daawo Sawirada<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-10211 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/140b.jpg\" alt=\"140b\" width=\"640\" height=\"427\" \/><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/140.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-10209 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/140.jpg\" alt=\"140\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/140a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-10210 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/140a.jpg\" alt=\"140a\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 jun 2015 (Puntlandes.com) \u00a0Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta isbitaalka weyn ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10208","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1326,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10212,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10208\/revisions\/10212"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}