{"id":10282,"date":"2015-06-24T12:30:09","date_gmt":"2015-06-24T10:30:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10282"},"modified":"2015-06-24T12:30:09","modified_gmt":"2015-06-24T10:30:09","slug":"dhageyso-gudoomiyaha-barlamaanka-puntland-oo-ka-warbixiyey-shaqada-uu-ku-guda-jiro-baarlamaanku","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10282","title":{"rendered":"Dhageyso: Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo ka warbixiyey shaqada uu ku guda jiro Baarlamaanku"},"content":{"rendered":"<p>24 jun 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha<strong>\u00a0<\/strong>Barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shirre ayaa \u00a0sheegay in maanta uu Barlamaanka Puntland soo dhameeyey \u00a0dhageysiga warbixinadii guddiyadu Barlamaanku kasoo diyaariyeen Puntland.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha barlamaanka Siciid Xasan Shirre oo wuxuu kaloo sheegay inay maalinta beri bilaaban doon dhagaysiga Gudiyadii uu Baarlamaanku u diray Gobolada Puntland si ay uga soo warbixiyaan waxa ay dawlad dadka u qabatay iyo waxa ay ka gaabisay.<\/p>\n<p>Guduumiye Siciid ayaa sheegay inay dhageysigu warbixinadu ahaayeen 4 kamid ah ajendayaasha barlamaanka ee ka koobnaa 16ka ajende.<br \/>\nBaarlamaanka Puntland oo intuu uu gudoonkiisa qabtay Siciid Xasan Shirre lagu eedeeyo FADHIIDHNIMO maadaama uusan ka soo bixin la xisaabtanka xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee maalmaha soo socda ayaa laga rajo qabaa in<\/p>\n<p>Barlamaanka Puntland uu guda galidoona la xisaabtanka hay\u2019adaha dowladda, meel marinta wasiirada cusub, dib u eegida miisaaniyada 2015, mowqifka barlamaanka Puntland ee barlamaanka Muqdisho iyo qodobo kale.<\/p>\n<p>Dhageyso gudoomiyaha barlamaanka<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10282-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/gud-baarlamaanka-pl.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/gud-baarlamaanka-pl.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/gud-baarlamaanka-pl.wav<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 jun 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha\u00a0Barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shirre ayaa \u00a0sheegay in maanta uu Barlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10282","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1418,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10282"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10284,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10282\/revisions\/10284"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}