{"id":10352,"date":"2015-06-27T15:36:17","date_gmt":"2015-06-27T13:36:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10352"},"modified":"2015-06-27T15:36:17","modified_gmt":"2015-06-27T13:36:17","slug":"dhagayso-madaxweynaha-dfs-oo-cadeeyey-mawqifkiisa-somaliland-sheegayna-inay-sool-sanaag-iyo-cayn-ka-tirsanaan-doonaan-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10352","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweynaha DFS oo cadeeyey mawqifkiisa Somaliland sheegayna inay Sool, Sanaag iyo Cayn ka tirsanaan doonaan Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/2046a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-8689 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/2046a-300x202.png\" alt=\"2046a\" width=\"411\" height=\"277\" \/><\/a><\/p>\n<p>27 jun.2015\u00a0 (Puntlandes) Madaxweynaha Villa WardhiigleeyXasan Sheekh ayaa ka sheegay xuskii 26 jun inaan la kala goyn doonin Gobolada waqooyi ee Ingiriisku gumaysan jiray ayna iyagoo mid ah la midoobi doonaan Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo noqday nin geesi ah aana qarsan waxa isaga iyo Qabiilkiisu doonayaan intii uu xukunka la wareegay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay inay DFS xalindoonto dadka wax ka tirsanaya Somaliland ugu dambayna ay iyagoo mid ah oo hal maammul ah la midoobi doonaan Koonfurta Soomaaliya,\u00a0 CAJIIB.<\/p>\n<h3>Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee\u00a0Puntland<\/h3>\n<p>Dhulka uu leeyahay madaxweyne Xasan waxay ka mid ahaan doonaan Somaliland waa Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ka tirsan dawlada Puntland.<\/p>\n<p>Horay ayuu si cad ugu u sheegay madaxweyne Xasan uuna ku qortay wax uu ugu yeeray Dastuur in Gobolka Mudug ee Puntland laga xukumi doono Cadaado uuna ka jaray Puntland kuna daray maamulka uu tolkii u samaynayo hadalkan dambana wuxuu noqonayaa inuu Puntland ka jarayo Sool, Sanaag iyo Cayn isagoo qorsheyey inay Puntland kusoo haraan labada gobol ee Nugaal iyo Bari, CAJIIB war ninku awoodbanaa!!!<\/p>\n<p>Waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh samaynayo waxaa mas\u2019iiliyadeeda qaadaya madaxweynaha Puntland oo loo dootrtay una dhaartay ilaalinta midnimda dadeed iyo mida dhuleed ee Puntland.<\/p>\n<p>Dhagayso Xasan Sheekh<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10352-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Culusow-26-jun.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Culusow-26-jun.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Culusow-26-jun.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 jun.2015\u00a0 (Puntlandes) Madaxweynaha Villa WardhiigleeyXasan Sheekh ayaa ka sheegay xuskii 26 jun inaan la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10352","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2170,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10352"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10354,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10352\/revisions\/10354"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}