{"id":10384,"date":"2015-06-28T10:25:56","date_gmt":"2015-06-28T08:25:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10384"},"modified":"2015-06-28T10:25:56","modified_gmt":"2015-06-28T08:25:56","slug":"sawiro-wasiirka-cusub-ee-wasaaradda-waxbarashada-iyo-tacliinta-sare-ee-puntland-dr-abshir-yuusuf-oo-la-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10384","title":{"rendered":"SAWIRO: Wasiirka cusub ee Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Dr. Abshir Yuusuf oo la dhaariyey"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-6-2015 lagu dhaariyey xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe.<\/p>\n<p>Garsoore Aadan Cumar Maxamed oo katirsan Maxkamadda sare ee Puntland ayaa wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Puntland ku dhaariyey madaxweynaha hortiisa .<\/p>\n<div>\u00a0Dhaarta kadib ayaa madaxweynuhu waxaa uu Alle uga baryey wasiirka cusub in xilka uu u dhaartay uu u fududeeyo, isagoona kula dardaarmay in su hufan oo daacadnimo ku dheehantahay uguto waajibaadka shaqo ee horyaala.<\/div>\n<p>\u2018\u2019 Wasaaradda waxbarashadu wasaaradd shaqeysa weeye , shaqaalo fiican ayaana jooga , waxayna kamid tahay wasaaraddaha ugu wanaagsan dalka , waana halbowlihii dalka adiguna nin muddo aad u dheer waxbarasho ku soo jiray baad tahay , qof kaaaga haboon oo shaqadaan qabanaya garanmaayo \u2018\u2019 Ayuu yiri Madaxweyne Gaas .<\/p>\n<p>\u2018\u2019 Waxaa lagaa rabaa wasaaraddu meesha ay joogto inaad ka sii qaado, dadka dhalinyarada ah ee reer Puntland waxbarasho fiican oo tayo leh waa inay helaan , Insha,allah guul iyo kheyr baan kuu rajeynayaa \u2018\u2019 Ayuu hadalkiisa raaciyey Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa isna dhankiisa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay xilka uu u magacabay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana uu balanqaaday inuu la imaanayo howlkarnimo dheeri ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-10386 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158b.jpg\" alt=\"158b\" width=\"450\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158b.jpg 450w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-10385 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158a.jpg\" alt=\"158a\" width=\"450\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158a.jpg 450w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/158a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1239,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10384"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10387,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10384\/revisions\/10387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10385"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}